Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta “Waa waajib in Warbaahintu ay difaacdo madax bananinada Qaranimada Soomaaliya” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta “Waa waajib in Warbaahintu ay difaacdo madax bananinada Qaranimada Soomaaliya” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Wasiirka Wasaaradda mudane Cismaan Abuukar Dubbe  wuxuu ku qaabilay Agaasimayaasha Warbaahinta sida gaarka loo leeyahay iyo saxafiyiin u shaqeeya kuwa  caalamiga ah ee howlgalla dalka.

Muhiimdda kulanka ayaa ahaa sidii Wasaaradda Warfaafinta iyo Warbaahinta madaxa banaan ay uga wada shaqyn lahaayeen amaanka, doorashooyinka iyo in si wadajir ah loo difaaco madax banaanida Qaranimda Soomaaliya,

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026

Mas’uuliyiintii ka socotay Warbaahinta si gaarka ah loo leeyahay ayaa Wasiirka Warfaainta Soomaaliya la wadaagay caqabado ku hor gudban shaqadooda oo ay ku sheegeen xog ka helista dowladda dhexdeeda  iyo ixtiraam la’aan ay ka tabanayeen laamaha amaanka

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in si dhab ah uu u qaadan doono wax ka qabashada caqabadaha la soo jeediyey iyo in Warbaahintu ay helaan xogaha dowladda iyo in fursad loo siinayo tabinta doorashooyinka

Wasiir Cismaan ayaa xusay in Warbaahintu ay waajib ka saarantahay difaacidda Qaranimada Soomaaliya.

Warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ayaa doorweyn ka soo qaadatay dib u soo ka bashada Qaranimada Soomaaliya.

Previous Post

Wasaaradda Biyaha DFS oo biyo dhaamin u sameysay qoysas barakacyaal ah +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Djibouti oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Salaad Cali Jeelle

Next Post
Madaxweynaha Djibouti oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Salaad Cali Jeelle

Madaxweynaha Djibouti oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Salaad Cali Jeelle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In