Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo furay wajiga labaad ee shirka midaynta farriimaha Dowladda, D.Gobaleedyada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo furay wajiga labaad ee shirka midaynta farriimaha Dowladda, D.Gobaleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furay wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada.

Wasiir Daa’uud oo ka hadlay furitaanka shirka, ayaa ugu horreyn waxa uu dulmar guud ku sameeyey qodabadii ugu muhiimsanaa ee diiradda lagu saaray wajiga koowaad ee shirka, isaga oo u jeedka shirka ku sheegay in ay tahay sidii loo mideen lahaa fariimaha dowladda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

“Warbaahinta 20-kii sano ee la soo dhaafay waxaa ku yimid isbadallo badan, taas oo nagu qasabtay in fariimaha dowladda ay noqdaan kuwa mideysay, oo aan isbarbaryaac iyo kala hadal lahayn, taas waxa ay nagu qasabtay diyaarinta safarkii dheeraa ee istaraatiijiyadda,” sida uu yiri Wasiir Daa’uud Aweys.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in xilligaan ay jirto warbaahin xur ah iyo midda baraha bulshada, oo inta badan ka shaqeeya marin habaabin, iyaga oo aan raacin habraaca saxaafadda.

Ugu dambeyn Wasiirka Daa’uud, ayaa sheegay in maanta dowladda ay kula jirta dagaal Khawaarijta, kaas uu sheegay in la doonayo si isku mid ah loo wajaho, si bulshada Soomaaliyeed loola wadaago fariimo isku mid ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya 

Next Post

R/W Xamsa iyo Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo ka qeybgalay Salaadda Janaasada Marxuum Cali Ugaas

Next Post
R/W Xamsa iyo Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo ka qeybgalay Salaadda Janaasada Marxuum Cali Ugaas

R/W Xamsa iyo Guddoonka Labada Aqal ee BJFS oo ka qeybgalay Salaadda Janaasada Marxuum Cali Ugaas

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In