Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

Wasiirka ayaa qoyska,ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya isagoo sheegay in wakhti adag uu dalka usoo shaqeeyay, wuxuuna Alle uga baryay inuu naxariistii Janno ka waraabiyo.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Allaha u naxariistee Nuur cadde ayaa labadii Toddobaad ee lasoo dhaafay la xanuunsanayay cudurka Corona virus, isagoo ku jiray Isbitaalka Kings College ee ku yaalla Magaalada London, wuxuuna saaka 7-dii subaxnimo ku geeriyooday halkaas sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay Maxamed Nuur Cadde oo ah wiil uu dhalay Marxuumku.

Previous Post

Allah ha naxariistee Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur cade oo ku geeriyooday wadanka ingiriiska

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee  Soomaaliya Nuur Cadde

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee  Soomaaliya Nuur Cadde

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee  Soomaaliya Nuur Cadde

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In