Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta hor tagay Gollaha shacabka BFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta hor tagay Gollaha shacabka BFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaa Ajebndihiisa ugu horeeya uu ahaa su’aal weydiin ku abaaran wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ,waxaana ugu horeyn wasiirku uu golaha u faah faahiyay howlaha ay dalka iyo dadka u heyso warbaahinta Qaranka.

Qaar ka mid Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa wasiirka weydiinayay su’aalo la xiriira shaqooyinka warbaahinta iyo sida ay wararka iyo barnaamijka guud ahaan iyo gaar wararka iyo doodaha golaha shacabka u tabiso,waxaana wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu goluhu uga jawaabayay su’aalaha ay xildhibaanadda weydiinayeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ka wasaaradda ahaan ay diyaar u yihiin in ay doodaha Goluhu toos (Live) laga dhigo hadii uu guddoonka Golaha soo codsado,islamarkaana warbaahinta Qaranka u taagantahay in si siman loo tabiyo Wararka iyo doodaha golaha.

Dhinaca kale kulanka Mudanayaasha ee manta ayaa lagu sii amba qaaday Akhrinta 2-aad ee ka doodista sharciga doorashooyinka maalmihii lasoo dhaafay ay xildhibaanadda aad uga doodeen.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in dooda Akhrinta labaad ee sharciga doorashooyinka Qaranka lasoo gaba gabeeyay,waxa uuna sidoo kale u mahad celiyay Xildhibaanadda Golaha.

Previous Post

Shir looga hadlayo Soohdimaha maamulada dalka oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Booliiska Dhuusamareeb oo faahfaahiyay qaraxyo ay gacanta ku dhigeen “Sawirro)

Next Post

Booliiska Dhuusamareeb oo faahfaahiyay qaraxyo ay gacanta ku dhigeen "Sawirro)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In