Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta hortagay Golaha Aqalka sarre ee BFS+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta hortagay Golaha Aqalka sarre ee BFS+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga 6-aad kulankiisa 10-aad Ajandaha Wqaxa uu ahaa Aqrinta 1-aad hindise sharciyeedka wax ka Badalka xeerka warbaahinta iyo Dhagaysiga warbixinta gudiga gaarka ee arimaha fatahaadaha,

Kulanka waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya Gudoomiyaha Golaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi ,

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka dalxiiska XFS mudane maxamed cabdi xayir Maareeye ayaa Golaha ka Hor ka hor aqriyayay  hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka warbaahinta waxa uu sharxay Muhiimada xeerkan uu lee yahay ,

Mudane cabdi xaashi cabdulaahi Gudoomiyaha Golaha aqalka sare BFS ayaa sheegay in sharcigan ay la Wareegaan gudiga qaabilsan si ay uga soo shaqeeyaan ,

Ajandaha 2aad ee kulank ayaa la guda galy waxaana warbixin laga dhagaystay gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Mowliid Xuseen Guhaad Waxa uu sheegay in ay sameeyeen xog uruurin deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha waxa uu senatarada u soo jeediyay in ay bixiyaan min 1,000 & Qasnada golahana laga bixiyo 20,000&,

Senatorada ayaa sheegay in la dadajiyo wax u qabadka dadka fatahaadaha ay saameeyeen oo saameeyeen ku yeeshay hoyigooda iyo Noloshooda ,

Gudoomiyaha Golaha aqalka sare BFS Ayaa senatarada ugu baaqay in lacagaha gurmadk ay soo dadajiyaan dadka maatida loola gaaro,

Previous Post

Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyay wasiirka Maaliyada XFS+Sairro

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS oo u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS oo u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS oo u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In