Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Magaaladda Jowhar gaaray

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Magaaladda Jowhar gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Dasuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta gaaray Magaaladda Jowhar ee Xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Wafdiga wasiirka uu hoggaaminayo ayaa waxaa qeyb ka ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Masuulyiin kale, waxaana ujeedka Socdaalka Wafdigaan uu yahay in ay wadatashi kala sameeyaan Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle dib u eegista Dastuurka dalka.

Wasiirka Wasaaradda Dasuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in ay wadaan wada tashi ballaaran oo Maamulada dalka ka jira kala sameynayaan Arrimaha dib u  eegista dastuurka, isaggoo xusay inay tagi doonaan Dowlad goboleedyada kale ee dalka ka jira.

“Maanta waxaa soo booqanay Magaaladda Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle, waxaa u nimid halkaan inaan wada tashi la sameynayo Madaxda Maamulka Hirshabeelle, sida Madaxweynaha, Madaxweyne Ku xiggeenka, Guddoonka Baarlamaanka iyo guddiyada ay quseeyso dastuurka” ayuu yiri Wasiir C/raxmaan Xoosh

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

Next Post

R/W Khayre oo ka Qayb galay Dood ku saabsan ka soo kabashada iyo Jawaab ka Bixinta Abaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
R/W Khayre oo ka Qayb galay Dood ku saabsan ka soo kabashada iyo Jawaab ka Bixinta Abaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

R/W Khayre oo ka Qayb galay Dood ku saabsan ka soo kabashada iyo Jawaab ka Bixinta Abaaraha Soomaaliya "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In