Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo bogaadiyey guulaha ay gaareen ciidanka Xooga Dalka.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo bogaadiyey guulaha ay gaareen ciidanka Xooga Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo guulo ka gaaray weerar fuleynimo ah oo Argagixisadda ay ku soo qaadeen fariisimaha ciidanka ee deegaanada Awdheegle iyo Bariire.

“Waxaan boogaadinayaa naftood hurayaasha geesiyaasha ah ee habeen iyo maalin u taagan difaaca dadkood ,Dalkooda ,Diintooda oo  dharbaaxo weyn ku dhuftay argagixisadda ” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Sidoo kale Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in si dhaw ay ula shaqeeyaan Ciidanka XDS  ,isagoo alle ugu baryay geesiyaashii ka shahiiday in alle uu janada Fardowso ka waraabiyo ,Waxaana uu Caafimaad u rajeeyay naftood hurayaasha dhaawacyada ay ka soo gaartay Dagaalkii argagixisadda ay kula galeen Bariire iyo Awdheegle oo ka wada tirsan Sh.hoose.

DFS ayaa dadaal xoogan galisay dib-u-dhiska ,tayeynta iyo qalabeynta ciidanka XDS  sanadihii la soo dhaafay ,Waxaana ay wiiqeen awoodii argagixisadda.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobalka oo tacsiyeeyay Qaraxii caawa ka dhacay Dagmada Shangaani

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo ay lahaayeen dhagarqabayaasha Al-shabaab”Dhageyso”.

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo ay lahaayeen dhagarqabayaasha Al-shabaab”Dhageyso”.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo ay lahaayeen dhagarqabayaasha Al-shabaab"Dhageyso".

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In