Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda howlaha guud Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey magaaladda dhusamareeb “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda howlaha guud Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey magaaladda dhusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalim ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.

Socdaalka Wasiirka oo ay ku wehlinayeen Mas’uuliyiin heer Federaal ah ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026

Wafdiga ayaa waxaa loo galbiyay Madaxtooyada Galmudug, halkaasi oo uu kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ahna ku simaha Madaxweynaha, waxaana ay halkaasi isku dhaafsadeen salaan iyo is xog wareysi kooban.

Ujeedka Wasiirka Wasaaradda howlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeenta ee Soomaaliya uu ku tegay Dhuusamareeb ayaa ah daah-furka Mashruuca dhismaha waddooyin iyo dib u dayactirka waddada laamiga ah, taas oo wajigeeda koowaad maanta laga dhagax dhigay magaalada Dhuusamareeb, isla markaana mitiraadkiisa koowaad ku eg yahay deegaanka Qaradhi ee Gobolka Galgaduud.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud dib u dhiska, guriyenta ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Dhiblaawe Casir oo soo dhaweyn kadib warbaahinta kula hadlay Gudaha Madaxtooyada Galmudug ayaa dul istaagay muhiimada wafdiga Wasiirka u soo saareen Galmudug ay tahay hirgelinta Mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo Galmudug.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyenta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalim ayaa sheegay in la daahfuri doono wajiga koowaad ee Dhismaha waddooyinka iyo dib udhiska waddada laamiga, kaasoo ka bilaaban Doona magaalada dhuusamareeb.

 

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Isku Diiwaan-Geliyay Codeynta Doorasho

Next Post

Guddiga Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay hubinta Xubnaha Cabashada laga muujiyay ayaa soo saaray liiska xubnahii cabashada laga muujiyay

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goordhow gaaray Xerada Bali-doogle

Guddiga Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay hubinta Xubnaha Cabashada laga muujiyay ayaa soo saaray liiska xubnahii cabashada laga muujiyay

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
0

𝐁𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐅𝐒 𝐊𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha...

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In