Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Oo Kulan La Qaatay Bahweynta Waxbarshada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Oo Kulan La Qaatay Bahweynta Waxbarshada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyoTacliinta Sare ee Federaalka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Waxbarshada, ayaa Kula dar-daarmay taageridda caruurta shuhadadii ku geeriyootay weerarkii argagaxisadu ka gaysteen magaalada Muqdishu 29 Oktoobar ee lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Wasiirka Waxbarshada Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo la hadlay Masuuliyiinta waxbarshada dalka ayaa sheegay in sababta argagaxisada ay u weerarayaan xarumaha waxbarshada ay tahay in ay bulshada Soomaaliyeed indhaha tiraan, mustaqbalka Ubadkana ay mugdi galiyaan, isla markaana ay u soo baxaan jiil aan waxba baranin oo ay ka dhaadhicin karaan afkaartooda gurracan, dalka iyo dadka Soomaaliyeedna ay sida ay doonaan ka yeelaan, umana suura galeyso Insha Allaah.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Bahda Waxbarshada, ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Waxbarshada doorkiisa hoggaamineed ee Tacliinta dalka, iyaga oo tilmaamay in ay diyaar u yahiin Ka qeyb qaadashada gurmadka waxbarasho ee Caruurta ay ka shahiideen walaalahii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii Soobe 2, iyaga oo ballan qaaday in ay siinayaan waxbarasho bilaash ah dhamaan Ardayda dhigata goobaha waxbarshada ee waalidiintoodu ku naf waayeen weerarkii argagaxiso ee 29 Oktoobar.

Tags: Wasiirka Waxbarashada Oo Kulan La Qaatay Bahweynta Waxbarshada
Previous Post

Wasiirka Amniga Galmudug Oo Booqday Degaanka Qaayib

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Filand ee Soomaaliya 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Filand ee Soomaaliya 

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Filand ee Soomaaliya 

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In