Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo shaaciyay in Imtixaanka Shadaadiga ah uu dhici doono waqtigii loogu talagalay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo shaaciyay in Imtixaanka Shadaadiga ah uu dhici doono waqtigii loogu talagalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre  ayaa sheegay in imtixaanka dugsiga sare uu dhacayo waqtigii loogu tala galay, waxa una ugu baaqay ardayda Soomaaliyeed in ay u diyaar garoobaan imtixaanka.
“Maalinta isniinta oo ku beegan 27-ka bishan Maaj waxaa si rasmi ah guud ahaan dalka uga bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare, Ardeyda Soomaaliyeed ee ka qeyb galeysa imtixaanka waxaan u rajeyna guul” ayuu yiri Wasiir Goodax oo hadalkiisa ku daray “Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya waxay markasta mas’uuliyad iska saareysa sidii loo garab istaagi lahaa ardeyda Soomaaliyeed,
Laamaha ammaanka waxaan ka codsaneyna inay ardeyda u turaan”.
Imtixaankan waxaa ka qeyb gali doonta sodon iyo koow kun iyo shan boqol oo ardey kuwaasoo ku kala sugan gobolka Banaadir  iyo gobollada Dalka.
Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika "SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In