Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo xariga ka jaray qeyb ka mid ah xarunta Akadeemiyada Fanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo xariga ka jaray qeyb ka mid ah xarunta Akadeemiyada Fanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xariga ka jaray qeyb ka mid ah Xarunta Akademiyada, Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo dayactir lagu sameynayo, isla markaana ay maalgelinayso Midowga Yurub.

Munaasabadda xarig jarka ayaa lagu soo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo runtii astaan u ah sharafka iyo Qiimaha Ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay soo nooleyta cayaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

“Waxaan maanta xariga ka jaray qeyb ka mid ah Xarunta Akademiyada, Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo dayactir lagu sameynayo, isla markaana ay maalgelinayso Midowga Yurub, waxaana goobtaasi lagu soo bandhigay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo runtii astaan u ah sharafka iyo qiimaha Ummadda Soomaaliyeed, muhiimad gaar ah ayey inoo leedahay dayactirka xaruntan oo howla muhiim ah u haya bulshada Soomaaliyeed”. ayuu yiri Wasiir Goodax.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay mar waliba u taagantahay horumarinta Waxbarashada dalka iyo soo celinta Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Waare oo gaaray magaalada Dhuusamareeb+Sawirro.

Next Post

Wasaaradda Diinta oo sheegtay in dal ku galka Xajka laga dhigay mid electronic ah

Next Post
Wasaaradda Warfaafinta oo beenisay Warqad been abuur ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal.

Wasaaradda Diinta oo sheegtay in dal ku galka Xajka laga dhigay mid electronic ah

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In