Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay ardeyda wax ka barta Jaamacadaha Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay ardeyda wax ka barta Jaamacadaha Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ujeedka kulankaan ayaa ahaa mid su,aalo lagu weydiinayay Wasiirka
Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Mudane Cabdullahi Goodax Bare, waxaana  ka qeybgalay Ardayda wax kabarata Jaamacadaha Dalkaa,  intii uu soday kulanka ayaa lagu lafa guray hanaanka ugu wanaagsan ee lagu hormari karo Tacliinta Sare ee Dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar kamid ah ardayda kasoo qeybgalay kulanka oo  su,aalo weydiiyay Wasiirka ayaa ku amaanay Wasaarada Waxbarashada  doodaha nuucaan ah ee bulshada faa’iidada uleh.

Gudoomiyaha Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed Maxamed Jimcaale ayaa tilaamay in doodaha caynkan ah ay saacidayaan dadaalada Waxbarashada sare lagu horumarinayo.

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Mudane, Cabdullahi Goodax Bare ayaa sheegay in Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  ee uu Hogaamiyo Xasan Cali Kheyre  ay ka go,antahay  in ay culeyska saaraan sara u qaadista iyo
tayeeynta Macalimiinta Soomaaliyeed.

’’Xukumadda Soomaaliya waxaa ka go, an in ay soo saarto dhalinyaro Aqoonta ay leeyihiin ku  filantahay, islamarkaana Dalkooda ugu shaqeeyaan Ubadkooda iyo mustaqbalkoodana ay ku dhisaan, wasaaradda waxbarashaduna ay masuul ka tahay shaqooyin kala duwan oo ay ka midtahay Waxbarashada Hoose Tacliinta Sare iyo Hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida”ayuu yiri Wasiir Goodax.

Intii uu socday kulanka ayaa waxaa ardayda kasoo qeyb-gashay wadatashigaan ay is dhaafsadeen doorka dhalinyarada waxbaratay ay ka qaadan karaan Horumarinta waxbarashada Sare ee Dalka.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan la qaatay agaasime waaxeedyada ee Wasaaradda+Sawirro

Next Post

Khudbad jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo la soo gaba-gabeeyay

Next Post
Khudbad jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo la soo gaba-gabeeyay

Khudbad jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo la soo gaba-gabeeyay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In