Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka xanaanada xoolaha ee XFS oo daahfuray mashruuca daweynta xoolaha dalka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka xanaanada xoolaha ee XFS oo daahfuray mashruuca daweynta xoolaha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masharuucan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa ee Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed iyo hey’adaha ka shaqeeya Caafimaadka Xoolaha laguna daaweyn doonaa In ka badan 10 Milyan oo neef oo ku dhaqan dalka oo dhan Ayaa waxaa Maanta si rasmiya u daahfuray Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macallin ( Soomaali ).

Furitaanka mashruuca oo ay ka qeybgaleyn Wasiirada xanaanada Xoolaha ee heer federaal iyo heer maamul goboleed, dhaqaatiir iyo Ururrada ka shaqeeya caafimaadka Xoolaha ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Maxamed Cumar Nuur iyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaaradda Dr Cabdirixmaan Nuur Kheyliye waxeyna sheegeyn in daaweyntu ay Muhiimada weyn u leedahay Xoolaha oo ay Dadku aad ugu tiirsanyihiin.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabelle
Maxamed Ibraahim Cali oo ku hadlay magaca Maamul Goboleedyada ayaa tilmaamay In Xoolaha oo lafdhabar u ah dhaqaalaha dalka
ay u baahanyihiin daryeel joogta ah.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Maxamed aadan Macalin (Soomaali) oo mashruuca furay Ayaa xusay In mashruuca oo ka koobnaan doona laba weji laga fulin doono dalka oo dhan, islamarkaana ay ka faaiideysan doonaan Xoola dhaqtada ku
Nool Miyiga iyo Magaalada intaba.

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa dhinaca kale xusay Inay ka Wasaarad ahaan ku howlanyihiin sidii meesha looga saari lahaa warbixinada qaldan ee laga faafiyay Xoolaha Soomaaliya oo kamida ilaha dhaqaale ee Dalka ugu muhiimsan.

Previous Post

Cali Guudlaawe oo maanta kulan la qaatay Waxgaradka midkamida beelaha dega G/Hiiraan

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In