Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada xoolaha oo sheegay in heshiis dhanka suuq geynta xoolaha uu la galay Masar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hay’adda FAO  sheegtay in Soomaaliya  Sanadkii hore Dhoofisay Malaayiin Xoolo ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Wasaradda ay ku guuleysatay furitaanka  Suuq loo iibgaynayo xoolaha dalkeena laga dhoofiyo oo ku yaala dalka Masar, kana mid ahaa suuqyadii xilligi hore loo iibgayn jiray xoolaha Masarna ay ka mid tahay Waddamada aad u doonaya.

“Masar waxa ay ka mid aheed wadamada tariikhiyan xoolaha Soomaaliya loo dhoofin jiray  ee heshiiska fiican aan lalahan jirnay  muddo dheer suuqaas wuu xirna  waxa uu u xirnaa waxa ay ahed baankii lasaray xoolaha Soomaalida, aakhirkii sagashamadkii waddamo badan sameyay  waa lasoo celshay kuwo kalena lamasoo celin weli meshooday tagnaayen, waxa ay Wasaradda Xanaanada, Xoolaha ka shaqaysay in dib loo furo suuqyo badan oo afrikaan ah iyo kuwa eeshiya ah Masar waddamadaas ayay ka mid ahayd, waana ku guulesanay in lasoofuro waxa lasoo gaarnay hishiis dhanka kontaroolka caafimaadka in loo dhoofiyo xoolaha nool iyo kuwa qalan intaba” ayuu yiri Wasiirka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sido kale wasiirka ayaa sheegay in dhawaan ay dalka imaan dooanan  quburo ka socota dalka Masar, madama dalkaasi uu ka furanyahay suuq wayn oo lagu iibiyo xoolaha waddamo badan ay ka iibsadaan xoolaha nool iyo kuwa qalan intaba.

Dhanka kale Wasiirka ayaa shegay in dhawaan ay daah furi doonan barnaamijka joojinta xaalufinta dhirta laguna guuleestay in laxiro suuqyadii loo iibgayn jiray dhuxusha oo ay ka mid tahay dawladda Sucuudiga oo xirtay suqyadii ku yiilay dalkeeda ayna ku mahadsantahay tallaabada ay qaaday.

“Labada bari ee soo socota waxaan daah furidoona mashruuca ka hortaga dhuxusha iyo sidii lagu sameyn laha badiil ama waxyaabo ay ku badshaan dadka dhuxusha ka shaqeeya mashuurc wayn oo Soomaaliyo dhan garsiisan, waxa kale oo muhiimad gaar ah in suuqyadii ugu waaweynaa ee dhuxusha la xiray kuwa dhimana la xiri doono oo sacuudigu ka mid yahay hadhowna  ay baahida gudaha waxbadala loo smaeyn lahaa”.

Previous Post

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo ka soo carary Yemen oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In