Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixiyay abaaro ka jirta deegaanno ka tirsan Maamulka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixiyay abaaro ka jirta deegaanno ka tirsan Maamulka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Nuur Cali oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xoolaha u dhintay abaarta iyo xanuunada ka jira deegaanada Jubbaland ay kor u dhaafayaan Sodon iyo labo Kun Neef.

Wasiir Maxamed ayaa xusay in Wasaaraddu ay soo bandhigtay xaalado abaareed ee ka jirta deegaanno ka tirsan Jubbaland, isagoo xusay in xoolaha ay u la’deen abaar.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

“Deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayay jirtaa abaarta ugu badan, halkaas ayaana xoolo badan ay ku dishay, waxaa kaloo jirta cuduro ku dhacay xoolaha oo aan qorsheyneyno in loo helo qorshe wax looga qabanayo arrintan”. Ayuu yiri Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Nuur Cali ayaa ugu baaqay ganacsatada inay gacan ka geystaan sidii wax loogu qaban lahaa dadka xoola dhaqatda ah ee ay abaartu saameysay, Wasaaradduna ay gacan weyn ka geysan doonto arrintaas.

Previous Post

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo soo saaray awaamiir ku saabsan xoojinta Nabadgelyada

Next Post

Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee guusha kiiska baddeenna oo dhameystiran

Next Post
Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee guusha kiiska baddeenna oo dhameystiran

Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee guusha kiiska baddeenna oo dhameystiran

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In