Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeyvbgalay Addis Ababa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeyvbgalay Addis Ababa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kaga qeybgaly magaalada Addis Ababa shir heer sare ah oo ay soo qaban qaabiyeen Urur goboleedka IGAD.

Shirkan oo soconayay muddo sedex maalin ah ayey ka soo qaybgaleen dowladaha Xubnaha ka ah Urur goboleedka IGAD waxaana looga hadlayey Joogtaynta Xalka Waara ee U-adkaysiga Abaaraha iyo Aafooyinka.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Shirka ayaa diiradda lagu saaray baahida loo qabo waxqabadka Bini’aadantinimo, Joogtaynta Xalka Waara iyo Sare u qaadida u adkaysiga Abaaraha iyo Aafooyinka.

Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyovDaaqa XFS Mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa ka warbixiyey Xaalada Abaaraha Dalka iyo saamaynta ay ku yeesheen dhamaan bulshadda Soomaaliyeed gaar ahaan sida baโ€™an ay u saamaysay dadka, xoola dhaqatada iyo sugnaanta cuntadda ee dalka.

Wasiiirka ayaa ku tilmaamay Abaarta ka dhacday Soomaaliya ay tahay mid aad u daran, Abaarahan kusoo noq-noqday Soomaliya sannadihii la soo dhaafay in ay abuureen u nuglaansho joogto ah ee abaarta iyo aafooyinba kale oo ay weheliso cunto-yaraan, caqabado dhaqaale oo baahsan, barakac, iyo dhibaatooyin aan la soo koobi karin oo baniโ€™aadanimo, gaar ahaan bulshooyinka reer miyiga ee xoolo dhaqatada.

Si xal-waara loogu helo abaaraha soo noqnoqonaya ayuu Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) ku baaqay in si deg deg ah wax looga qabto xaaladaha cakiran ee iminka jirta Soomaaliya, ka dibna si wadajir ah oo heer gobal ahaan aan ulanimaadno istiraatiijiyaddo iyo qaabbab cusub oo horumarineed.

Wasiiir Maxamed Soomaali waxa uuu ku booriyey siyaasado iyo barnaamijyo ka turjumaya Dowladaha Xubnaha Urur Goboleedka IGAD, kuna jihaysan baahiyaha ballaaran ee xoolaha sida Daaqa, Biyaha, Caafimaadka Xoolaha, Wax-soosoorka Xoolaha iyo Sare u qaadida Nolasha Bulshooyinka Xoola Dhaqatada iyo dadyawga Reer miyiga ah.

Gabagabadii shirka ayaa waxaa la isla gaaray is afgarad u dhexeeya dalalka ku bahoobay maamul gobeleedka IGAD ee Madasha Hindishaha Joogtaynta Xalka Waara ee u adkaysiga Abaaraha iyo Aafooyinka ee loosoo gaabiyo IDDRSI iyo sida taageero loogu heli lahaa mashaariicda IDDRSI isla markaana la iskaga kaashan lahaa dhaqan galintooda

Previous Post

Haweenka Gobalka Mudug Oo Baaq U Diray Bulshada Soomaaliyeed โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo qaadanaya Dufcadii 2-aad

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo qaadanaya Dufcadii 2-aad

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In