Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga oo ku geeriyooday Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga oo ku geeriyooday Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxa magaalada Nairobi ku geeryooday Wasiirkii hore ee Gaashaandigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr.

Marxuum Cabdiraxmaan wuxuu jagooyin kala duwan ka soo qabtay ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, sida Taliyihii qeybta 60-aad ee Baydhabo, madaxa howlgelinta ciidanka Qaranaka, milatari ataajiiga Soomaaliya ee Ciraaq iyo Mareykanka, madaxa xiriirka Arrimaha Dibadda ee Wasaaradda Gaashaandhiga, Xildhibaan iyo Wasiir Gaashaandhiga.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Madaxda Dawladda Federaalka ayaa tacsi gaar ah u diray ehelkii, asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeryooday Jeneraal Cabdiraxmaan Cali-bayr.

Marxuum Cabdiraxmaan wuxuu ku dhashay magaaladda Laas Qoray ee  Gobolka Sanaag sanadkii 1935. Marxuumku wuxuu waxbarashadiisii militariga ku soo qaatay wadamada Masar iyo dawladii hore ee Midowga Soofiyeet-ka (dalka Ruushka) oo laba jeer waxbarasho militari loogu diray.

Wuxuu kaloo waxbarsho la xiriirta militariga ku qaatay dalka Mareykanka. Marxuum Cabdiraxmaan wuxuu ka qeyb galay dagaalkii 1964 oo uu ku dhawaacmay, biladna lagu siiyey. Alle ha u naxariisto Jeneraal Beyr.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shir kaga qeyb galay magaalada Qaahira+Sawirro

Next Post
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shir kaga qeyb galay magaalada Qaahira+Sawirro

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shir kaga qeyb galay magaalada Qaahira+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In