Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur’aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur’aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirkii hore ee Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Puntland, Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhistay Madaraso u gaar ah gabdhaha oo lagu baranayo xifdinta qur’aanka, tafsiirkiisa iyo daruusaha diiniga ah.

Sidoo kale, salaadaha ayaa lagu ooggi doona ”Markaska” oo ku yaalla Suuqa Caasha Geelle, waxaana Caasho Geelle Diiriye ay sheegtay iney ”Waqaftay”, si Eebbe ugu dembi dhaafo nafteeda, waalidkeeda, qoyskeeda iyo walaalaheed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

”In badan baan ka soo shaqeeyay waxyaabaha kale ee kheyriga ah sida ceelasha, Iskuulada, Suuqyada iyo adeegyada kale ee bulshada, maanta waxaa nasiib inoo ah aniga, waalidkay, qoyskayga iyo walaalahay oo dhan inaan ”Waqaf” ka dhigay Madarasadan”, ayay tiri Marwo Caasha Geelle.

Maamo, Siciido Geelle Diiriye oo xaflada furitaanka Madarasada hadalo kooban ka jeedisay ayaa iyana tiri ”Aad baan ugu faraxsanahaya madarasadaan, anagu mar walba waan jecel nahay kheyrka, aabbe oo reera diineed ahaa ayaa nagula dardaarmi jiray inaan samayno”.

Gudoomiyaha haweenka gobalka Mudug, culimaa’udiinka iyo dadkii kale ee ka soo qayb galay munaasabada ayaa u mahadceliyay Marwo, Caasho Geelle Diiriye, iyaga oo ugu duceeyay in Eebbe ka ajarsiiyo, iyada oo qoyskeeda.

Previous Post

Dadka Ka Barakacay Tuulooyin Hoostaga Wanlaweyn Oo Codsaday In Gurmad Lala Soo Gaaro

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ka Cararay Deegaan Ay Ku Baxeen Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ka Cararay Deegaan Ay Ku Baxeen Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ka Cararay Deegaan Ay Ku Baxeen Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In