Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo isku dayaya xalinta khilaaf ka taagan maamulka Masjidka weyn ee Xuddur +Sawirro

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo isku dayaya xalinta khilaaf ka taagan maamulka Masjidka weyn ee Xuddur +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Cadaalada iyo Awqaafta Koonfur Galbeed oo maalintii labaad ku sugan magaalada Xuddur, ayaa xafiiska guddoomiyaha gobolka Bakool ku qaabilay guddoomiyaha degmada Xuddur, ku xigeenadiisa iyo mas’uuliyiinta kale.

Safarka wasiirada ayaa waxay la xiriirta xalinta khilaaf ka taagan maamulka Masaajidka weyn ee magaalada Xuddur oo dhowaan halkaas laga dhisay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Masaajidka weyn ee magaalada Xuddur oo dhismihiisa uu socday, muddo Seddex Sano iyo bar ah, ayaa waxa la daahfurey 11-08-2021, intaa wixi ka dambeeyey waxaa khilaaf ka taagan yahay cidda noqoneysa Imaamnka Masaajidka, Wasiirka Caddaalada iyo Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Koonfur Galbeed, waxana kulamo la qaadan doonaan culimada iyo wax garadka si Masaajidka loogu dhiibo cidda ku haboon oo mas’uuliyadiisa hanan karta.

Wasiirka Cadaalada Koonfur Gakbeed Xasan Ibraahim Lubuur iyo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta oo kulanka ka dib warbaahinta la hadlay ayaa u mahadceliyey guddiga dhismaha Masaajidka iyo dhamaan Ummada muslimka ah ee ka qeyb qaadatay dhismihiisa.

Previous Post

Ciidamadii ugu Dambeeyay ee Britain oo isaga baxay Afganistan

Next Post

Madaxweynaha HirShabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha HirShabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar “SAWIRRO”

Madaxweynaha HirShabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In