Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed oo booqday degmada Waajid

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed oo booqday degmada Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta kormeer ku tegay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool si ay usoo qiimeeyaan xaaladaha beni’aadanimo ee ka jira Degmadaasi.

Wafdiga waxa hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose Maamulka Koonfurgalbeed Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan, Wasiirka Caafimaadka ee Koonfurgalbeed Isaaq Cali, Wasiirka amniga gudaha ee Koonfurgalbeed Cabdifitaax Ibraahim Maxamed Geeseey, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Waajid.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ujeedka socdaalka wafdiga ayaa ah mid ay ugu kuur galayaan xaaladaha beni’aadanimo ee magaalada, maadaama ay tahay meel ay horey u go’doomiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana ay booqdeen xarumaha waxbarashada, isbitaalka iyo xarunta kale oo lagu tababarayo 350 askari oo ka mid noqonaya ciidanka maamulka Koonfurgalbeed.

Wasiirka amniga gudaha ee Koonfurgalbeed Cabdifitaax Ibraahim Maxamed Geeseey,oo ka haday goobta ayaa sheegay in ciidanka dhawaan loo keeni doono hub ay ku howlgalaan, si guud ahaan gobolka ay uga cirib tiri lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Wafdiga waxa ay dhagax dhig ku sameeyeen goob lagu iibin doono hilibka oo noqoneysa kawaan, waxaana ay booqdeen xarumo

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Faahfaahin Ka Soo Baxeysa Diyaarad Ku Burburtay South Sudan “Sawirro”

Next Post

Faahfaahin Ka Soo Baxeysa Diyaarad Ku Burburtay South Sudan "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In