Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada dal “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada dal “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa ka wada hadlay xiriirka is-kaashi ee ladaba dal iyo xaaladda xuduudda labada waddan ee Mandheere iyo Beled Xaawo.

Kullanka labada Wasiir waxaa ku wehlinayay sii hayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ahna qunsulka guud ee Safaaradda mudane Cali Maxamed Sheekh (Cali Bagadi) iyo diblomaasiyiin ka tirsan labada dal.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wasiirrada ayaa isla gartay fulinta go’aanka Madaxweynayaasha labada dal ee ah in xaaladda Beled Xaawo iyo Mandheere loo maro guddi farsamo oo ka kooban Maamullada Gobollada Gedo iyo Mandheera, kuwaas oo kulamo ku yeelan doona labada magaalo si ay isula meel dhigaan waxyaabihii ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya.

Sidoo kale, Labada Wasiir ayaa isku raacay in shirka xiga ee Guddiga wada-jirka ah ee labada dal lagu qabto Degmada Mandheera sida ugu dhaqsiyaha badan, halkaas oo looga hadli doono xallinta arrinta xuduudda iyo iskaashiga labada dal.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sidoo kale sheegtay in ay tababarro caafimaad, maamul iyo macallimiin ay siin doonaan Soomaaliya, taas oo la billaabi doono bisha September ee sanadkan.

Cumar Caaqil

Previous Post

Xaflad lagu soo dhaweynayay isku darka labada Baarlamaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Next Post

Bulshada Gobolka Gedo oo taageeray heshiiskii lagu joojiyey dhismaha darbiga xadka Soomaaliya iyo Kenya

Next Post
Bulshada Gobolka Gedo oo taageeray heshiiskii lagu joojiyey dhismaha darbiga xadka Soomaaliya iyo Kenya

Bulshada Gobolka Gedo oo taageeray heshiiskii lagu joojiyey dhismaha darbiga xadka Soomaaliya iyo Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In