Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Waxbarashada Soomaaliya iyo Kuwait Oo Ka Arrinsaday Diyaar Garowga Shirka Caalamiga Ee Waxbarashada Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Waxbarashada Soomaaliya iyo Kuwait Oo Ka Arrinsaday Diyaar Garowga Shirka Caalamiga Ee Waxbarashada Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xildhibaan Abdullahi Goodax Barre, oo ay qayb ka yihiin xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha, xubno ka socda wasaaradaha arrimaha dibadda iyo waxbarashada ayaa caasimadda Kuwait kula kulmay wasiirka Waxbarahada iyo Tacliinta sare ee dalka kuwiet, Hamed Al Azemi

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka ay yeesheen wasiirrada waxbarashada ee dalalka Soomaaliya iyo Kuwait ayaa lagu falanqeeyay hannaanka uu u qabsoomayo shir caalami ah oo arrimaha waxbarashada Soomaaliya looga hadlayo kaas oo gar-wadeen ay ka tahay dawladda Kuwait.

Wadfiga dawladda Soomaaliya ayaa shirka ka sheegay aragtida Soomaaliya ee ku aadan hannaanka qabanqaabada shirkaas oo muhiim u ah horumarinta waxbarashada dalka oo aasaas u ah hagaajinta mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.

Wafdiga uu hogaaminayo wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare XFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee Kuwait ku sugan ayaa maalinta berri kulamo dheeraad ah la qaadanaya guddi ay dawladda Kuwait u magacaawday diyaarinta shirka caalamiga ah ee waxbarashada Soomaaliya oo Kuwait lagu qabanayo dabayaaqada sannadkaan 2019, ayna kasoo qayb gelayaan deeq-bixiyaasha.

Dawladda Soomaaliya oo ay ka go’antahay in bulshada Soomaaliyeed hesho waxbarasho tayo leh, ayaa xoogga saaraysa hannaankii shirkaas ay uga soo baxi lahayd natiijo wanaagsan oo kaabaysa dadaallada loogu jiro horumatinta iyo hagaajinta waxbarashada dalka guud ahaan si dadka Soomaaliyeed ay aduunyada inteeda kale kula tartamaan aqoon iyo cilmi.

—DHAMMAAD—-

Previous Post

Wejigii 1-aad ee dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo la soo geba gebeeyey+sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Suudaan “SAWIIRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Suudaan “SAWIIRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Suudaan "SAWIIRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In