Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yeeshaan Wasiirada Ganacsiga dalalka Afrika ee ku bahoobay heshiiska urur Ganacsiyeedka Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika ( Africa Continental Free Trade Ara), kaas oo loogga hadlayey dhammeystirka heshiiska iyo sidii loo bilaabi lahaa dhaqan-gelintiisa Afrika dhexdeeda. Waxa kale oo uu sheegay in loogga hadlay sidii wadamada Afrika ay iskaashi uga sameyn lahaayeen horumarinta dhinacyada Ganacsiga iyo sidoo kale siddii meesha looga saari lahaa caqabadaha ganacsi ee ka jira Qaaradda Afrika.

Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo shirka ka dib la hadlay Warbaahinta, ayaa xusay in shirkani uu daba socday shir hore ee Agaasimeyaasha Ganacsiga Afrika ay ku yeesheen dalka Ghana.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, wuxu sidoo kale ka hadlay, waxyaabaha uu heshiiskan ganacsi u so kordhin karo ganacsiga Soomaaliya iyo midka guud ahaaneed ee Qaaradda Afrika isaga oo carabka ku dhuftay in Soomaaliya ay ka helayso suuqyo ganacsi oo caalami ah oo loo dhoofiyo wax-soo-saarka dalka iyo sidoo kale inay noqon doonto xudunta isku xirka qul-qulatooyinka ganacsiga Adduunka ee mari doona badweynta Hindiya.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In