Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo arday qalin badalatay ku booriyay inay la yimaadaan hal abuur wax u tara dadka iyo dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo arday qalin badalatay ku booriyay inay la yimaadaan hal abuur wax u tara dadka iyo dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadda 9aad ee Jaamacadda Green Hope ee Muqdisho, ayaa ardaydii qalan-jabisay ku boggaadiyey dedaalkii ay soo sameeyeen iyo sida ay ugu dhabar adeegeen inay ka dhabeeyaan hadafkooda.

Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ka hadlay munaasabadda qalin jebinta ah oo ka dhacday Muqdisho ayaa ardayda ku dhiiri-geliyey inay la yimaadaan hal abuur wax u tara dadka iyo dalka.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Arday ka qalin jebisay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Green Hope ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan, waalidiin iyo maamulka Jaamacadda, kuwaasi oo dhiiri gelin u jeediyay ardayda maanta qalin jebisay, oo ah inay sii labo jibaaraan dadaalkooda ku aadan horumarinta Waxbarashada.

Previous Post

AMISOM’s Djiboutian troops celebrate their military’s 44th anniversary

Next Post

Maamulka deegaanka Jaziira oo ka warbixiyey qarax miino oo ka dhacay xeebta deegaankaas “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka deegaanka Jaziira oo ka warbixiyey qarax miino oo ka dhacay xeebta deegaankaas “SAWIRRO”

Maamulka deegaanka Jaziira oo ka warbixiyey qarax miino oo ka dhacay xeebta deegaankaas “SAWIRRO”

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In