Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Afrika

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdul qaadir Ahmed Kheyr oo maalmihii u dambeyay ku sugnaa Dalka Koonfur Afrika, ayaa waxa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliyeed ee Pretoria .

Wasiirka oo ay soo dhaweeyeen Madaxda iyo Shaqaalaha oo uu ugu horeeeyo Danjire Jamal Barrow ayaa u kuurgalayay shaqooyinka ay Safaaradda u heyso Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan,ย  isaggoo laba maalin booqday Xarunta Safaaradda, waxa uuna shirar guud iyo mid gooni gooni ah la yeeshay Diblomaasiyiinta iyo Shaqaalaha Safaaradda, isagoo kala sheekeysanayay shaqooyinka ay Safaaradda qabato.

Booqashiisa kadib ayuu Warbaahinta Qaranka u sheegay in uu aad ugu faraxsanahay inuu soo gaaro Safaaradda ay Dowladda Soomaaliya ku leeyahay Koonfur Afrika, isagoo intaasi raaciyay in ay shaqada Safaaraddu u qabanayso Jaaliyadda tahay mid loo baahnaa,waxa uu Howl wadeenada ku dhiiragaliyay inay sii laba laabaan howlaha shaqo ay u hayaan Jaaliyadda.

โ€œ Safaaradda waxay wakiil ka tahay Dowladda Soomaaliya,waxaa la rabaa xiriirka labada Wadan inay isu soo dhaweyso,waxaa kaloo qabato xiriirka Jaaliyadda iyo Dowladda waxaan wakhti dheer la qaatay qeyb walba waxanna ka wadahadlnay waxyaabaha in loo qabto Jaaliyadda waanna xoojin doonaa insha Allahโ€ ayuu yiri Mudane Kheyre.

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya,Mudane Cabdul Qaadir Ahmed Kheyr ayaa ka mid ahaa madax ka socota dalal badan kuwaasoo ka qeybgalayay aaska xaaska Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika,Nelson Mandale oo dhawaan geeriyootay,waxa uu intuu uu joogay halkaan kulamo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii kasoo qeybgashay aaskaasi iyo madaxda Koonfur Afrika,waxaana ka mid aha Wasiir ku xigeen Arimaha Dibadda ee Koonfur Afrika iyo Madaxweyne ku xigeenka Dalka Zambabwe.

Previous Post

Munaasabad lagu xusayey Maalinta dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Dowladda Qatar oo Gaadiid ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Dowladda Qatar oo Gaadiid ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya+Sawirro

Dowladda Qatar oo Gaadiid ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In