Monday, November 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Ohio+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Ohio+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdiqaadir  Sheikh Ahmed oo soo gaaray magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay Jaaliyadda gobolka, waxaana mudadii kulanka uu socday ka warbixiyay xaaladda dalka guud ahaan iyo marxaladihii ay dowladdu soo martay mudada labada sano ahayd ee ay jirto.

 

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

November 16, 2026
SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

November 16, 2026

Wasiirka ayaa xusay in loo baahan yahay in Soomaaliya ay horey u socoto, isla markaana shaqo ay dadku qabtaan ay ku socon karto, taas oo qof walba looga bahanyahay qeyb in uu ka qaato si ayuu yiri caalamka loola jaan qaado.

Mohamed saalix oo ka mid ah dadka soo abaabulay kulanka ayaa xusay in ay dowlada ku taageerayaan tilaabooyinka ay qaadneyso, isaga oo xusay in wax baddan oo ay dowladu qabatay ay taageersan yihiin kuna ammaanayaan.

Ka soo qeyb galayaasha kulankan soo dhaweynta ayaa wasiirka su’aalo badan ka weydiiyay xaaladda dalka, sida, Arrimaha Amaanka, Ciidamada, Siyaasada dibada,Arimaha Heshiisyada caalamigaa, xariirka Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiirka oo wax laga weydiiyay hadalkii dhawaan ka soo baxay dowlada Kenya ee ay Soomaaliya xariirka ugu jartay ayaa muujiyay in Dowlada Soomaaliya aysan wax qalad ah ku lahayn talaabadaasi sidii ku haboonaydna ay uga jawaab celisay, iyada oo aysan dhici doonin ayuu yiri in gorgortan laga galo Kheyraadka iyo xaduudaha Soomaaliya.

Warbixin dheer kadib waxa uu qurba joogta ku dhiirogaliyay in ay dalka ku soo laabtaan, isla markaana wax baddan ka ogaadaan xaalada dalka.

 

Previous Post

Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Konforta Suudaan oo lagu soo gabagabeyay Caasimadda Jubba +Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo shir uga qeyb galaya dalka Masar+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo shir uga qeyb galaya dalka Masar+Sawirro

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo shir uga qeyb galaya dalka Masar+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka COP31

November 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...

SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

SoDMA OO GARGAAR AAN CUNNADA AHAYN U QAYBISAY QOYSASKA BARAKACAYAASHA AH EE BAYDHABO

November 16, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka bixisay agabka aan cunnada ahayn (NFIs),...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐡𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐡𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

November 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In