Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo daah-furtay olole Caafimaad oo qaliimo ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo daah-furtay olole Caafimaad oo qaliimo ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dr Maryan Maxamed Xuseen ayaa maanta Isbitaalka Danta guud ee Demartino ka daahfurtay olole caafimaad oo lacag la’aan oo isugu jira daawayn iyo qaliimo kala duwan oo ay fulinayaan Khubaro iyo dhakhaatiir u dhashay dalka Masar oo kaashanaya dhakhaatiir Soomaaliyeed.

Daaweynta iyo qaliimada ay sameyn doonaan dhakhaatiirta oo socon doona ilaa iyo 30ka bishan September ayaa isugu jira Qaliimada guud, kuwa lafaha, dhalmada, cudurada hawenka iyo caruurta, qaliimada burooyinka Cudurada guud, iyo daaweynta iyo qaliimada Wadnaha

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha guud ee isbitaal Demartino Dr Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin, ayaa sheegay in Ololahan caafimaad ay ugu talogaleyn iney ka faaiideystaan in kabadan Todobo boqol oo qof kuwaa oo loo shaqeyn doono afar iyo Labaatanka saac.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Dugsiga Turkish Maarif

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In