Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Gaadiidka XFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Gaadiidka XFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Cabdikariim Cabdow Xaydar oo maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka, Diyaaradaha iyo Xarunta Duulista hawada ee baydhabo ayaa u kuur galay habsami-socodka shaqada ee ay ku hawlanyihiin, hawl wadeennada madaarka iyo xarunta duulusta baydhabo, waxaana kormeerka ku weheliyeen Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Wasiir ku-xigeenka Gadiidka iyo duulista Hawada maamulka koonfur galbeed Soomaaliya (KGS)

Wasiir Xaydar ayaa sheegay in kormeerkan shaqada ay tahay waajibka shaqo ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaaliya, kormeerkan ayaa ah mid quseeyay sare u qaaadida adeegyada duulista iyo hormarinta Garoomada dalka iyo xoojinta wada shaqaynta Wasaaradaha Gaadiidka iyo duulusta hawada ee Maamulada dalka tasoo ah waxyaabaha hortabinta u uleh Xukuumadda DanQaran.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada (XFS) ayaa dhanka kale sheegay in horumar iyo wax wada qabsiga bulshada Reer Koonfur galbeed ku gaareen kaabayaasha dbaqaale sida Hormarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Shaati gaduud iyo xarunta Duulista oo u shaqaynaysa habkii larabay ay tahay mid lagu amaano Madaxda iyo hawlwadeenadda Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista ee (KGS)

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaliya oo gudanaysa wajibaadkeeda, ayaa wada qorshe lagu hormarinayo Xarumaha Duulista garoomada guuda ahaan Dalka.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray garoonka Aadan Cadde 

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In