Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Uncategorized
0
Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah furay habka onlaynka ah ee diiwaangelinta iyo bixinta laysimada shirkadaha Ganacsiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan horudhac u ah daah-furka Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta laysimada Shirkadaha Ganacsiga Soomaaliya, ayaa ay maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la yeelatay dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka ka soo qeyb-galay agaasimeyaasha kala duwan ee Wasaaradaha heer dawalad goboleedyo.

Kulanka oo uu daah-furay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa waxa sidoo kale ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, la-taliyeyaasha iyo saraakiisha kale ee ka soo shaqeysay mashruucan, waxaana hadal ay halkaas madaxda iyo mas’uuliyiinta kale ka jeediyeen ay sheegeen in barnaamijkan oo muddo dheer soo socday uu ahmiyad weyn u leeyahay fududeynta iyo horumarinta Ganacsiga dalka, islamar-ahaantaana ujeedka kulankani yahay siddii dawlad goballeedyadu ay ugu darsan lahaayeen wixii talo ah ee ay hayaan.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Barnaamijkan ayaa ah Website u shaqeynaya hab Onlayn ah oo Ganacsatada iyo Maal-gashadeyaashu ku soo dalbanayaan shatiyadooda Ganacsi, iyaga oo xafiisyadooda jooga, waxaana ay tani muhiim u tahay fududeynta ganacsiga iyo in aan ganacsatada iyo shacabka wakhtigu kaga lumin soo aaditaanka xarunta Wasaaradda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In