Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili uu soo laba kacleeyey xanuunka COVID 19, isla markaana wasaaradda caafimaadka Galmudug ay xaqiijisay in 6 kiis oo xanuunka qaba laga helay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kormeer ku tagay isbitaalka magaalada gaalkacyo wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Axmed Mire Faafale, Wasiir ku xigeenka wasaaradda DR. Mahad Caabi Ciise iyo duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheikh Xasan, kuwaas oo u kuurgalayay u diyaar garowga la tacaalidda xanuunka.

Mas’uuliyiintaan oo uu isbitaalka ku soo dhaweeyey isku duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Mudug Liban Cabdiqaadir iyo agaasimaha isbitaalka Dr Maxamed Cabdi, kuwaas oo kormeer Ku soo sameeyey qeybta loogu talo galay la tacaalidda xanuunkan ayaa waxaa warbixin ka siiyay mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi agaasimaha isbitaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheikh Xasan ayaa sheegey in maamulka degmada uu doorkiisa ka qaadanayo sidii la isaga kaashan lahaa ka hortagga xanuunka isla markaana bulshada uu ka codsanayo inay dhaqan galiyaan fariimaha bahda caafimaadka.
Wasiiru dowlaha wasaaradda caaafimaadka Axmed Mirre Faafaale ayaa xusey in dowladda Galmudug ay dadaal badan ku bixinayso xakamaynta cudurka COVID 19 isla markaana bulshada looga baahan yahay inay yareyaan kulamada aan muhiimka ka ahayn si loo yareeyo saamaynta cudurka.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post

Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”

Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In