Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo sharxay mashaariicda laga hirgelinayo Baraawe “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baraawe ka dhagax dhigay iskuul lagu baran doono cilmiga badda “SAWIRRO”een ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xaamud ayaa sheegay in maalinta berito ah xariga laga jari doono garoonka diyaaradaha ee magaalada Baraawe, halkaasi oo sidoo kale maanta lagu dhagax dhigay iskuul cusub oo lagu baran doono farsamada badda.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xaamud oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in iskuulka loogu magac dari doono Marxuum Wasiir Buci oo ahaa Wasiirkii Bii’ada oo afar sano kahor ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho, kaasi oo ay ka faa’iideysan doonaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Mudane Cabdullaahi Xaamud ayaa xusay in maalinta berito ah xariga laga jari doono garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe, kaasi oo lagu sameeyay dib u dhis iyo qalabeyn.

Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen iyo wafdi Wasiiro ah oo ay ku jiraan Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Soomaaliya Xamse Siciid Xamse, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdullaahi Xaamud Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa caawa ku hooyanaya magaalada Baraawe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhageyso Wareysiga Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xaamud

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/03/WAREYSI-WASIIRU-DOWLAHA-XAFIISKA-RAIISULWASAARAHA-CABDULLAAHI-XAAMUD.mp3
Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baraawe ka dhagax dhigay iskuul lagu baran doono cilmiga badda “SAWIRRO”een ee Radio Muqdisho

Next Post

Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists

Next Post
Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In