Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasirka arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka oo booqday dugsiga tababbarka booliska Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasirka arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka oo booqday dugsiga tababbarka booliska Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo guddoomiye ku-xigeenka gobolka banaadir ee dhanka siyaadda Maxamed Axmed Diiriye ayaa booqday Dugsiga Tababbarka Ciidamada Booliska Galmdug ee Guleed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug G/Sare Cabdicasiis Yuusuf  Dhagabadan ayaa sheegay in ciidanka ku jira dhibowga ay taradoodu gaareyso afar boqol, waxaana uu sheegay Taliyaha in gaba gabo uu marayo, kana codsaday Wasiirka in uu bixiyo qeyb ka mid dareyska Ciidamada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” ayaa sheegay in ciidamada Booliska Galmudug ay lafdhabar u yihiin ammaanka iyo horumarka ka jirta Galmudug, waxaana uu balan qaday in waxbadan ay ka qaban doonto dowladda dhexe baahiyaha Ciidanka ay tabenayaan.

Ugu danbyan Wasiirka ayaa kuwareejjyay sarkiisha dugisiga Labo neef oo geel ah, kuwaas oo loo qalayo Ciidamada ku jira dhibowga.

DSCN4891 DSCN4902 DSCN4920 DSCN4922 DSCN4937 DSCN4951 DSCN4968 DSCN4969 DSCN4991 DSCN4992  DSCN5025

Previous Post

Jaamacadda SIU oo safka hore ka gashay tayaynta tacliinta sare ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor

Ra'iisul wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In