Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Waxa aad Ka filankarto Al-Shabaab waa sidii ay yeeleen Saalax badbaado!

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Barnaamijyada, Faaqidaada Wararka, Maqaallo, Wararka
0
Waxa aad Ka filankarto Al-Shabaab waa sidii ay yeeleen Saalax badbaado!
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Al-Shabaab oo sanado badan wada Dagaal ay ku xasuuqeen kumanaan Qof, welina haya isla wadadaas waxaa mudan in aan iswaydiino halka ay nala rabaan kooxdan caadeysatay dhiiga Ummadda Soomaaliyeed oo ah..

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Haddiiba aan iska aqbalilahayn rabitaankooda cabsi awgeed, wuxuu ku dhamaanayaa isla halka ay nagu cabsigalinayaan oo ah in ay ina dilayaan oo ay inoo geystaan xasuuq.

Tusaale mudan dul istaag waa sheekadii Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado).

Saalax isaga oo Xildhibaan ah ayuu cabsi uu ka qabo argagixisada Al-Shabaab darteed, iyaga isugu dhiibay si uu uga badbaado, balse maxaa dhacay?

Waxeey geeyeen xabsi muddo kaddibna waxay u soo xambaareen gaari qarax wada, ugu dambayna waxay dileen isagoo Daalim ah oo sii martay dad kale oo Muslimiin ah, Noloshiisana waxay kusoo afjareen, isla halkii uu ka cararayay!

Hadaba Shabaaboow haddii halkaad larabtaan dadka ay tahay geeri aad gardarantahay, waxaa ka haboon Geeri lagaa gardaranyahay.

Majiro qorshe aan ahayn dhimo adigoo gacmaha ku sita dhiig Muslimiin Madluumiin ah oo aan idinka hayno sidaas awgeed inooma furna wax aan ahayn dhimo adiga oo Madluum ah ama nooloow adigoo ka adkaaday fikirka shaydaanka.

 

Amaanna Allaah.

W/D: Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaalla

Previous Post

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Hirshabeelle oo kormeeray garoonka diyaaradaha ee Beledweyne “Dhageyso+sawirro”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Hirshabeelle oo kormeeray garoonka diyaaradaha ee Beledweyne “Dhageyso+sawirro”

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Hirshabeelle oo kormeeray garoonka diyaaradaha ee Beledweyne "Dhageyso+sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In