Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Waxaan 130 Km uga imaadaa in aan Waxbarasho helo”+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
“Waxaan 130 Km uga imaadaa in aan Waxbarasho helo”+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiyada Waxbarashada ee Degmadda Doolow Soomaaliya ayaa intooda Ardayda Dhigata waxaa badan kood soo jeedaan Qoysas Danyar ah oo isugu jira kuwo ka soo barakacay gudaha Dalka iyo qaar ka mida ah Qaxootigii ka soo laabtay Dalalka Kenya iyo Ethopia oo aanan awoodin in ay Caruurtooda ka bixiyaan waxbarashada.

Dugsiyadan oo ah kuwa H/dhexe ayaa Caruurta lagu siiyaa Raashin Bisil oo ay ugu deeqday Hay’ada Cuntada Aduunka ee WFP si Ardadu aysan uga tegin Waxbarashada maadaama ay ka soo jeedaan Qoysas Danyar ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Nuur aadan Xasan waa Agoon SHAN IYO TOBAN jir ah kana yimid meel u jirta Degmada Doolow 130 km waxaana u sharaxayaa Sababta keentay degaanka uu had ku sugan yahay.

“Waxaan u baahanahay Waxbarasho waxaana Masaafadaas dheer u soo maray sidii aan iskuulka u iman lahaa”

Deeqo Abshir waa macalimad dhinaca Farshaxanka ah una shaqaya Hay’ada WFP waxayna ardada ka caawisaaneysaa arimaha Sawir gacmeedka.

C.Cismaan Dhakad iyo Axmed Daahir Xasan oo ah Maamulayaasha Dudsiyadda H/dhexe Qansaxley iyo Kabaase ayaa labadooda waxay sharaxayaan Xaalada Waxbarashada ee Doolow.

“Runtii Ardayda waxaan siinaa Cashiro loogu talo galay in aan ku soo dhisno maskaxdooda si-ay uga badbaadaan inay ku dhacdo Waxbarasho la’aan”

Cabdullahi Xuseen Sheekh oo ka tirsan Masuuliyiinta WFP ahna u qaybsanaha arimaha Cuntada ardada logu siiyo Dugsiyada ayaa tilmaamaya Fa’iidada ay u leedahay.

Degmadda Doloow Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka mid tahay Deegaanada ugu badan ee ay ku soo Barakaceen Dadka ka soo cararey Dagaalada iyo Abaaraha.

Previous Post

Magaalada Balad Xaawo oo Hormar dhanka Ganacsiga iyo Amaanka ah Sameysyay+Warbixin

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka lagu dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka lagu dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka lagu dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In