Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgarad ku baaqay in la joojiyo dagaallo ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Ethiopia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday joojinta colaadda gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxgaradka ka soo jeeda gobolka  Galgaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalladii ka dhacay deegaanno hoos yimaada Soohdinta kala qeybisa Soomaaliya iyo Ethiopia, waxaana ay Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyo kuwa Dowlad deegaanka Ethiopia in arrimahaasi ay wax ka qabtaan.

Nabadoon Cumar Salaad Naxar oo ku sugan degmada Guriceel ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan bulshada u dhexeysa xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Ethiopia, waxaana uu dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ka codsaday inay gacan ka geysato sidii arrimahaasi wax looga qaban lahaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadkii waxyeelada ay ka soo gareen dagaaladii socday mudada 4-ta maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa la gaarsiyay Isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel, waxaana Dr Cali Cumar oo ah Agaasimaha Isbitaalkaasi Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay Isbitaalka ka jirto dawi yari.

Dagaallo gestay dhimasho iyo dhaawac oo socday mudo 4 maalin ah ayaa waxa ay ka dhaceen Tulooyinka Kheeydar, Toosan dheer, balidhiig iyo kuwa kale, kuwaa oo dhamaan dhaca gobolka Galgaduud xadka uu la leeyahay Ethiopia, waxaana dagaalkaasi u dhaxeeya ciidanka New boolis ee ciidanka ismaamulka Ethiopia iyo dadka degaanadaasi inkastoo aan la ogeyn ujeedka ka danbeeya dagaaladaasi.

Previous Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo shaaciyay xilliga uu furmayo wejiga labaad ee shirka ka socda Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Mas’uuliyiin bukaanno Soomaaliyeed ku booqday isbitaal ku yaalla Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin bukaanno Soomaaliyeed ku booqday isbitaal ku yaalla Qatar “SAWIRRO”

Mas'uuliyiin bukaanno Soomaaliyeed ku booqday isbitaal ku yaalla Qatar "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In