Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suldaan Seed “Shacabka Galmudug diyaar ayay u yihiin Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha” Dhageyso

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Suldaan Seed “Shacabka Galmudug diyaar ayay u yihiin Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha” Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxgaradka deegaannada Galmudug ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiga qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug oo ay dhawaan magacaawday Wasaaradda arrimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya.

Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in guddigaan uu muhiim u yahay geedi socodka Nabadda dowlad Goboleedka Galmudug si loo dardar geliyo dib u heshiisiinta.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale Suldaan C/naasir ayaa sheegay in guddiga ay hortaallo shaqo adag, isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan isku keenida dadka dega deegaannada Galmudug, waxa uuna sidoo kale uga mahadceliyay Ra’iisul wasaaraha XFS dadaallada uu ka wado dowlad Goboleedka  Galmudug si loo helo Galmudug loo dhanyahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA 

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/07/Waraysi-suldaan-cabdinaasir-jaamac-seed-.mp3

Hadalka waxgaradka ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan Wasaaradda arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS ay magacaawday Guddiga qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Maamul Goboleedka Galmudug.

Previous Post

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo baaq Nabadeed u dirtay dadka ku nool deegaanada Hirshabeelle

Next Post

Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qadar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur Galbeed+ Sawirro

Next Post
Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qadar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur Galbeed+ Sawirro

Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qadar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur Galbeed+ Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In