Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgaradka Twofiiq iyo Afbarwaaqo oo ugu dambeyn heshiis kala saxiixday

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Waxgaradka Twofiiq iyo Afbarwaaqo oo ugu dambeyn heshiis kala saxiixday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil sarre oo ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo uu hugaaminaayo Taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliyeed  jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ku guuleystay soo afjarida dagaal dhiig badan ku daatay oo todobaadkii tagay Beelo walaalo ah ku dhexmaray deegaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug.

Saraakiisha oo uu sidoo kale ka mid yahay taliyaha qeybta 21aad oo habeeno badan dhaxanta u jiifay dib u heshiisiinta walaalaha Oodwadaagta ah ayaa ugu dambeyn ku guuleystay in wax garadka labada dhinac saxiixaan qodobo ay ku heshiiyeen.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Wax garadka labada dhinac ayaa qalinka kuwada duugay in aysan dib u soo laaban colaad dambe oo dhex marta dadka walaalaha ah.

Ugaasyada iyo nabadoonada deegaanka Towfiiq ee heshiiska saxiixay ayaa kala ahaa.

  1. Ugaas cabdulahi maxamed nuur
  2. Mabadoon Xasan Cabdi Nuur
  3. Nabadoon Rasaas Cumar Nuur

Halka deegaanka Afbarwaaqana ay u saxiixeen

  1. Nabadoon Cabdulahi Jamac Dheere
  2. Nabadoon Axmed Maxamed Cali
  3. Xasan Dhuux Cali.

Halyeeyada Xoogga dalka oo looga bartay xoreynta iyo xasilinta gobolada dalka ayaa bilihii la soo dhaafay ahaa kuwa door muuqda ku lahaa arrimaha nabadeynta colaadaha sokeeye.

Previous Post

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay heshiisiinta Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanadda Toowfiiq iyo Afbarwaaqo

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada-tashi la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada-tashi la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Madaxweyne Farmaajo oo kulan wada-tashi la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In