Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wefdi uu hugaaminayo wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay ku jiraan Safiirro oo tagay Baladweyn

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wefdi uu hugaaminayo wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay ku jiraan Safiirro oo tagay Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada  dowladda Soomaaliya Eng Cabdi Cashuur Xasan oo isugu jira Wasiirro iyo Safiirro ka kala socda dalalka Turkiga iyo Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wefdiga ayaa Baladweyn u tagay u kuur galida xaalada nololeed ee shacabka magaaladaasi, waxa ayna soo indha indheeyeen dhowr xaafadood oo ka mida xaafadaha Baladweyn.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wefdiga oo shir jaraa’id ku qabtay Baladweyne kadib markii ay u kuur galeen xaaladda Bini’aadanimo ee dadkii fatahaaddu barakiciyeen ayeey sheegeen in loo baahanyahay in si deg deg ah wax looga qabto noloshada boqolaalka qoys ee ku barakay duleedka Baladweyn.

Previous Post

Xafiiska R/wasaaraha XFS oo wada qorshe xal waara looga gaarayo Fatahaadaha soo laalaabta+Sawirro

Next Post

Horjoogaha kooxda Al-Shabaab oo soo duubay muuqaal Calaacal iyo Cataaw ah

Next Post
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

Horjoogaha kooxda Al-Shabaab oo soo duubay muuqaal Calaacal iyo Cataaw ah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In