Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo Cudurka ka dillaacay Shiinaha u aqoonsatay xaalad deg-deg ah

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
WHO oo Cudurka ka dillaacay Shiinaha u aqoonsatay xaalad deg-deg ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Caabuqa ka dillaacay Shiinaha (Coronavirus) u aqoonsatay xaalad deg-dedeg ah oo Caalami ah, kadib kulamo iyo baaris ay sameysay Hay’adda.

Tedros Adhanom, oo ah Madaxa Caafimaadka WHO ayaa sheegay in sababta xaaladda deg-degga  ah loogu dhawaaqay aysan ahayn Shiinaha oo kaliya, balse ay tahay sida uu ugu sii faafayo Caalamka intiisa kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dadka u dhintay Cudurka Shiinaha ayaa hadda gaaray 170 Qof, waxaana walaac laga qabaa in uu saameeyo Dalalka aan awoodda u lahayn in ay ka hortagaan ama aan haysan adeeg caafimaad oo tayeysan.

Warbixinta Hay’adda ayaa sheegeysa in ku dhowaad 100 kiis oo la xiriira cudurka laga helay 18 Waddan, inkastoo Dalalkaas aan dhimasho laga soo sheegin.

Magaalada Wuhan ayaa go’doosan, iyada oo Dowladda Shiinaha kordhisay adeegyada xagga Caafimaadka ah ee loo fidinayo Dadka laga helay calaamadaha cudurka coronavirus.

Dalka Shiinaha oo keliya dhimashada ayaa haatan gaareyso  213 Qof, waxaana Kiiska laga helay Dad gaaraya 9.672, halka Waddamada uu ku faafayna ay gaarayaan 18 Dal, waloow ay jirto baqdin ah in uu sii baaho.

Previous Post

Caruur ku geeriyootay baraag biyo oo ku taala deegaanka Shilaabo

Next Post

Degmada Hobyo oo ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan ah

Next Post
Degmada Hobyo oo ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan ah

Degmada Hobyo oo ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In