Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo tababar la xiirira Covid-19 usoo gabagabeysay shaqaale ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
WHO oo tababar la xiirira Covid-19 usoo gabagabeysay shaqaale ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka Puntland xafiiskeeda Gobolka Barri ayaa maanta lagu soo gabgabeeyay tababarka tababarayaasha shaqaalaha mamulka caafimaadka ee heer degmo.

Waxaana tababarkan Shaqaalaha lagu siinayay Habka tallaalka iyo maamulkiis ee caabuqa Covid-19.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Tababarka Waxaa bixinayay shaqaale ka tirsan hay’adda caafimaadka Aduunka ee WHO iyo qaar kamid ah khubarada wasaaradda caafimaadka.

Waxaa tababarkan xigi doona kuwo kale oo loo qaban doono shaqaalaha tallaaalayaasha ah ee fullin doona tallaalka Covid-19 ee guud ahaan Gobolada Bari sanaag.

Tags: WHO oo tababar la xiirira Covid-19 usoo gabagabeysay shaqaale ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland
Previous Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay faragelin shisheeye oo arrimaha gudaha dalka ah

Next Post

Xarun lagula soconayo Maraakiibta isticmaalaha Biyaha Soomaaliya oo xariga laga jaray+Sawirro

Next Post
Xarun lagula soconayo Maraakiibta isticmaalaha Biyaha Soomaaliya oo xariga laga jaray+Sawirro

Xarun lagula soconayo Maraakiibta isticmaalaha Biyaha Soomaaliya oo xariga laga jaray+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In