Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wsaiir Al Cadaala booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee USA.

Ali Ahmed by Ali Ahmed
1 year ago
in Wararka
0
Wsaiir Al Cadaala booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee USA.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al Cadaaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Washington.

Wasiirka waxaa soo dhaweeyey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Dahir Hassan Arab iyo hawl-wadeennada Safaaradda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wasiir Al Cadaa ayaa madaxda Safaaradda ku bogaadiyey dadaalka ay ugu jiraan inay u adeegaan dadka Soomaaliyeed oo xilliyada qaar soo wajahaan daruufo adag.

Sidoo kale Wasiirka ayaa ku adkeeyey muhiimadda shaqada Qaran ee ay safaaradda ka qabato dalka dibaddiisa, taasoo fure u ah xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Danjire Dahir Hassan Arab ayaa Wasiirka si qoto dheer u gala hadlay howlaha Safaaradda iyo shaqooyinka ay qabato maalin kasta.

Previous Post

Arday deeq waxbarasho ka heshay Turkiga oo soo dhaweyn loo sameeyay  

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo daahfuray madal loogu talagalay isku xirka ganacsiga

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo daahfuray madal loogu talagalay isku xirka ganacsiga

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo daahfuray madal loogu talagalay isku xirka ganacsiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In