Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabsiga Dhexe ee Xamar oo lagu qabtay kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xabsiga Dhexe ee Xamar oo lagu qabtay kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Kulanka oo looga hadlayay dardargalinta howlaha shaqo ee horyaala Taliska Ciidanka Asluubta iyo taageerid iyo soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasaan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu qabtay xabsiga dhaxe ee Xamar.
Madasha ayaa waxaa ku suganaa sihayaha taliyaha ciidanka Asluunbta Soomaaliya  ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Gen. Cabdikariin Cali Afrax iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay heeso isugu jiraa soo dhaweyn iyo mid taageerid ah
Taliyaha Hogaanka Wacyigalinta Ciidanka Asluubta Gashaanle Sare Maxamed Maxamuud Sahal (Shido ), ayaa sheeegay in ay diyaar u yihiin fulinta amarada ka soo baxa Madaxweynaha Dalka Xasan sheekh Maxamuud .

Taliye Cabdikariin Cali Afrax  oo la hadalay Qaar ka mid ah Saraakiisha iyo Ciidanka Asluubta ayaa ku dheeraday  ahmiyada ay leedahay in qaran si daacad ah loogu adeego iyo muhiimada .

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyey hab-dhowrayaashiisa

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In