Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabsiga magaalada Jowhar oo la dhagax dhigay si dib u dhis loogu sameeyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xabsigii hore  ee magaalada Jowhar oo burbur sanaa ku dhowaad toban sano ayaa si wada jira waxaa u dhagax dhigay Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hir-shabeele Maxamed Cadi Waarre iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaato Xasan Xuseen Xaaji.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe Wasiirada Cadalada & Garsoorka Maamul Goboleedyada iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Ugu horeeyn waxaa goobta ka hadlay Afayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Xasan Cumar Afrax ayaa sheegay in dhankooda hawlaha ay u xilsaaranyihiin oo xabsiyadu ka mid yihiin ay gudan doonaan waajibaadka ka saaran.

Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Abuukaato Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in uu ku faraxsan yahay dhagax dhigga maanta lagu sameeyay xabsiga Jowhar oo dib u dayactir lagu sameynayo.

Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waarre ayaa xusay in xabsiga uu wax badan ka tari doono maxaabiista lagu hayo saldhigyada magaalooyinka Hirshabeelle.

Abuukar Bacadle Jowhar

Previous Post

Prime Minister Khaire: Somalia’s Return to Global Stage is Inevitable

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisayo magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisayo magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisayo magaalada Kismaayo "SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In