Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay taliska booliska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay taliska booliska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ka hirgeliyay waax cusub oo shaqadeedu tahay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka iyo carruurta, iyadoo munaasabaddii u xariga kaga jarayay ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha iyo qaar ka mid ah sarakiisha ciidanka booliska.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in waaxda cusub ay qaban doonto kiisaska la xiriira xadgudubyada ka dhanka ah dumarka iyo carruurta, si looga hortago falalka nuucaasi oo kale ah.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso waaxda cusub ee taliska booliska laga hirgeliyay, ayna diyaar u tahay in ay la shaqeeyaan.

Dhanka kale taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xariga ka jaray dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay taliska ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiko.

Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Gaashaanle Sare Cali Maxamed Cali oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin dhismaha cusub ee laga hirgeliyay taliska taraafikada, kaasi oo uu ku sheegay inay ku howlgeli doonaan.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhismaha cusub lagu dhisay mashruuca dalkaaga dhiso oo uu kal hore ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya.

Ugu dambeyn taliyaha ayaa si la mid ah xariga uga jaray dhismo lagu soo kordhiyay xarunta ay ku howlgalaan ciidanka Laanta miino baarista ee booliska

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Cali ayaa xusay in Wasaaraddu ay taliska ciidanka booliska ku bogaadineyso mashaariicda kala duwan ee ay hirgeliyeen.

vlcsnap-2015-12-19-17h52m46s6 vlcsnap-2015-12-19-17h52m57s115 vlcsnap-2015-12-19-17h53m15s47 vlcsnap-2015-12-19-17h53m24s123 vlcsnap-2015-12-19-17h53m42s38 vlcsnap-2015-12-19-17h55m46s253 vlcsnap-2015-12-19-17h56m24s137 vlcsnap-2015-12-19-17h57m16s174 vlcsnap-2015-12-19-17h57m19s203 vlcsnap-2015-12-19-17h58m08s145 vlcsnap-2015-12-19-17h58m59s142 vlcsnap-2015-12-19-17h59m23s133 vlcsnap-2015-12-19-17h59m57s197 vlcsnap-2015-12-19-18h00m41s147

Previous Post

Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In