Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in damaanad lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in damaanad lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo nuqul ka mid ah soo gaartay Wakaalada Wararka Soomaaliyed ee SONNA,ayaa lagu sheegay in damiin lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo habeenkii Axada Ciidamada Dowladda Xabsi u taxaabeen.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in sii deynta C/raxmaan C/shakuur ay timid ka dib markii ay damiinteen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed.

Shuruudaha damaanada lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur ayaa ah.

. Inuusan C/raxmaan C/shakuur dalka ka bixi karin.

.Inuusan ka hadlin Saxaafada.

. Inuusan ka qeyb gelin karin isku soo baxyo nuuc kasta oo ay yihiin

. inuusan la xiriirin Markhaatiyada,Baarayaasha ogolaasho la’aan

. in marka looga yeero Xafiis kasta oo ay ka furan tahay dacwadiisa uu tago

. inuusan ka qeyb geli karin shirar iyo kulamo siyaasadeed

Saxiixayaasha damaanada ayaa waxay balan qaadeen iney si buuxda u damaanad qaadayaan in dhamaan sharuudahaasi ay fulin doonaan sida ay u qoran yihiina u dhowri doonaan,islamarkaana u hogaansami doonaan awaamiirta sharciga ah ee ku cad damaanada.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayay Wasiir Beyle oo kormeeray deegaanka Goob weyn+Sawirro

Next Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xoriyadiisa u celisay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Next Post
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xoriyadiisa u celisay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xoriyadiisa u celisay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In