Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dhacday Dalka Mareykanka+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dhacday Dalka Mareykanka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lag soo dhaweynayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Somaliya Amb ; Maxamed Mursal Sheekh, ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Dalka Maraykanka.

Xafladdan oo ay soo qaban-qaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota ,ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka socda qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo marti sharaf kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Ganacsade C/xaafid, oo ka mid ah qabanqaabiyayaasha kulanka ayaa si weyn uga sheekeeyey Taariikhda wax qabad ee Gudoomiyaha  Cusub Golaha shacabka Soomaaliya Mudane Amb; Moxamed Mursal Sheekh C/rahman.

Xubnihii kala duwanaa ee munaasabba ka qayb galay ayaa waxay sidoo kale ku dheeraadeen wax qabadka Dowladda , waxanay Bulshada Soomaaliyeed kula dardaarmeen inay si buuxda u garab istaagaan Dowladda, iyagoo isku boorriyay inay ka qayb qaataan dib u dhiska Dalka.

Dhammaan  Dadka ka qayb gala munaasabadda iyo xubnihii goobta ka hadlay ayaa  si weyn usoo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, waxanay ku bogaadiyeen xilka loo dhiibay iyo kartida uu u leeyahay gudashada waajibaadkiisa Qaran, waxanay Allee ugu baryeen inuu la garab galo masuuliyadda ballaaran ee uu hayo.

Guddoomiye, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa beddelay Prof; Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden, oo xilka Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya iska casilay 12-kii April ee Sanadkan.

W/D Cabdixakiim Cabdi Ismaciil

Previous Post

Madaxweynaha Ruusha oo xilka loo dhaarinayo markiisii Afaraad

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka 45-aad ee “OIC”+Sawirro

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka 45-aad ee “OIC”+Sawirro

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka 45-aad ee “OIC”+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In