Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay oo lagu qabtay Suudaanta Koonfureed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Isu soo bax ka dhacay Taalada Daljirka oo lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadii Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lagu qabtay caasimada wadanka Suudaanta Koonfureed ee Juba.

Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen Jaaliyadda Soomaaliyeed  ee Wadanka Koofur Sudan  iyo Diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ayaa lagu qabtay maagalada Juba, taasi oo loogu hambalyeynahay Madaxweynaha cusub oo ay sida dimuquraadiyadda leh uu doorteen Xildhibaanada Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaana munaasabada soo dhaweynta ah ka hadlay guddoomiye ku xigeenka guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan Mudane Xasan Dhaqane Cumar iyo Mudane Cabdifataax Sheekh Maxamed Jamac “Deer” oo ku hadlayay magaca Qaban qaabiyaasha Munaasabada kuwaasi oo u rajeeyey Ummadda Soomaaliyeed horumar iyo dowladanimo waarta.

Guud ahaan kasoo qeyb galasha munaasabada waxa ay si aad ah ugu riyaaqeen guusha Madaxweynaha oo ay ku tilmaameen mid ku timid rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ee gudaha iyo Dibadda.

Previous Post

Madaxweynaha la doortay oo booqday xarunta Villa Soomaaliya kahor caleema saarka

Next Post

Bankiga Dhexe oo Dhawaan Daabacaya Lacagta Shilin Soomaaliga

Next Post
Bankiga Dhexe oo Dhawaan Daabacaya Lacagta Shilin Soomaaliga

Bankiga Dhexe oo Dhawaan Daabacaya Lacagta Shilin Soomaaliga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In