Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Turkey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Turkey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ankara, Xafladan Sagootinta ah oo loo sameeyey Danjiraha u fadhiya Soomaaliya DalkaTurkıga Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo  ay soo qaban qaabiyeen Safiirada u fadhiya wadamada Jaamacadda Carabta ee Wadanka Turkıga ku sugan.

Xafladan ayaa waxaa ay  ka dhacdey Hotelka Hilton ee Magaalada Ankara, halkaasi oo ay ka qeyb galeen Safiirada u fadhiya wadankaTurkey wadamada la isku yiraahdo Jamacatul Carab iyo Dublomasiyiin kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa ka hadley Ambassador Lotfi oo ah danjiraha u fadhiya Wadanka Morocco iyo Danjire Maxamed AL-Faatıhı oo ah wakiilka Jaamacada Carabta u fadhiya wadanka Turkey.

Diblamaasiinta ka hadley xaflada ayaa waxaa ay si isku mid ah u amaaneen Danjıre Maxamed Mursal Sheekh in uu aad u wanaagsanaa xırıırka kala dhexeeyo safıırada Wadamada Jamacdda carabta u fadhiya wadankaTurkey.

Dhamaan madaxdii iyo Diblomasiintii ka soo qeybgashey ayaa waxaa si iskumid ah Dajire Maxamed Mursal ugu rajeeyeen guul ıyo horumar

Danjıre Maxamed Mursal ayaa u mahadcelieyey dhamaan Diblomasiintii ka soo qayb gashey Xafladan ee isagal agu sogootinayey sidoo kale danjıraha ayaa sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay Xaflada ay u sameeyeen Safiirada Jamacada Carabta uuna balan qaadey ın uu socon doono xırıırka kala dhexeeyo dhammaan Dıblomaasıyıınta, wuxuuna u rajeeyey guul ıyo horumar.

DSC_0071 DSC_0036 DSC_0050 DSC_0052 DSC_0054 DSC_0059 DSC_0060 DSC_0064

Wakiilka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed eeTurkey

Ali Moalim Isak

 

Previous Post

Madaxweynaha oo afur u sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Isku aadka Wareegga Saddexaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka “Dhageyso”

Isku aadka Wareegga Saddexaad ee tartanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In