Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafladda Caleemo saarka Madaxda Hirshabeele oo ka socoto Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ergada shirka Jowhar oo billaabay aqrinta Dastuurka maamulka Labada Gobol(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ka bilaabatay xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble.

Waxaa munaasabadda ka qeyb galay madaxda dalka, oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka iyo sidoo kale Wasiiro kamid ah Xukuumadda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale waxaa xafladda ka qeyb galaya oo halkaasi gaaray wakiilada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta, IGAD iyo xubno kale oo ka socda caalamka.

Waxaa kaloo goob joog u ah xafladda madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo K/Galbeed C/kariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheakh Aadan.

Waxaad si toos ah uga daawan kartaa xafladda Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed SNTV, adigoo sidoo kale ka dhageysan kara Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland oo la kulmay xubnaha Aqalka Sare u metelaya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland oo la kulmay xubnaha Aqalka Sare u metelaya “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland oo la kulmay xubnaha Aqalka Sare u metelaya "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In