Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xagjirnimadu Diin kuma xirna (Warbixin)

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Xagjirnimadu Diin kuma xirna (Warbixin)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Todobaadkii la soo dhaafay maalintii Jimcaha aheyd ayaa waxaa dunida ka dhacay Gumaad loo geystay Dad Muslimiin ah oo markaasi ku cibaadeysanayay Masjid ku yaalla Dalka New Zland, kaasi uu sameeyay nin Cadaan ah, asal ahaana ka soo jeeda Wadanka Australia oo watay Qori iyo Rasaas badan mar uu weeraray laba masaajid, kuna dilay dad badan kuna dhaawacay kuwa kale, waxaana Ninkaasi lagu magacaabaa Brenton Tarrant oo ah 28 ayaa maxkamada la soo taagay isaga oo gacmaha ka xiran, sidoo kale xiran dharka maxaabiista ah, Ninkan ayaana la sheegay in indhaha ku gubayay Saxafiyiinta iyo Dadkii kale ee Maxkamada joogay.

Raisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa arbacadii ku soo laaban doona Magaalada Christchurch mar labaad tan iyo markii weerarkii argagixiso ee todobaadkii hore lagu qaaday laba Masjid.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

New Zealand waxay si deg deg ah ugu socotaa hoggaaminta Arderna si ay uga jawaabto waxa ay ugu yeerayso “falalka ugu xun ee argagixisada” taariikhda jasiirada Pacific Island.Ardern waxay sheegtay in weerarrada – ay dileen 50 qof ayna ku dhaawacmeen daraasiin dheeri ah – ay muujiyeen daciifinta sharciyada qoryaha ah ee ay xukuumaddu wax ka qaban doonto dib u habeyn lagu sameeynayo 10 maalmood gudahood.

“Waxaa jira su’aalo xaqiiq ah oo ku saabsan sida tani u dhici karto halkan,” Ardern ayaa sheegtay Talaadadii markii uu cinwaanka ugu horreeyay ee Baarlamaanka laga soo bilaabo weerarka, Waxaa jira caro ah in ay halkaan ka dhaceen, waxaa jira su’aalo u baahan in laga jawaabo lana hubiyo inay noqon doonaan.”

Xubnaha Baarlamaanku waxay isugu soo uruuriyeen Golaha Talaadada manta ah, si ay u wadaagaan tacsida dhibanayaasha. Waxay mar kale ku kulmi doonaan Arbacada berritto ah, isla maalintaas Ardern waxay doonaysaa inay ku laabto Christchurch.

Ardern ayaa sheegtay in ay la kulmi doonto qoysaska ugu horreeya iyo qoysaska dhibbanaha Arbacada markii ay u diyaar garoobaan aaska.
Sabtidii, waxay booqatay xubno ka tirsan bulshada muslimiinta Christchurch iyadoo xiran xijaabka , islmarkaana Xabadka saareysay Dadkii laga geeriyooday, taasoo soo jiidatay indhaCaalamka, waxaana laga dheehan karay inay muujisay ficil macno leh oo naxariis iyo ixtiraam leh.

rgagixisada Al-shabab ayaa waxay cambaareeyeen weeraradii argagixiso ee NewZealand, waxaase la yaab leh iyagoo ah kuwa mar walba u taagan daadinta dhiigga dadka Muslimiinta ah. Tusaale ahaan Maalin kaliya ayay qarax ku dileen in ku dhow 500 oo qof oo Muslimiin ah! Waxaana ka mid ah Qaraxii Zoppe, waxaana arrintaasi ka hadlay Shiikh Maxamuud Maxamed Shible, isaguu xusay in Kooxda Alshabaab u sheegay inay iska daayaan daadinta Dhiigga Musliminta, islamarkaana ay u naxaan Muslimiinta.

Argagixisadu Diin kuma xirna, waxaana loo baahan yahay in loo Midobo la dagaalankeeda, iyadoo Falkii Argagaxisnimo ee ugu dambeeyay waxa uu ka dhacay Dalka Newzland kaasoo uu geystay Nin Cadaan ah oo u dhashay dalka Australia, wuxuuna laba masaajid ku kala dilay in ku dhow 50 Ruux, marka sow ma aha Argagaxisanimadu Diin kuma xirna.

Previous Post

Howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al Shabaab oo ka socda Balcad “Dhageyso”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq Nabadeed ka soo saartay Dagaallo ka dhacay deegaano ka kala tirsan Sh/dhexe iyo Galgaduud

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay NewZealand

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq Nabadeed ka soo saartay Dagaallo ka dhacay deegaano ka kala tirsan Sh/dhexe iyo Galgaduud

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In